Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Gargaar udirtay Magaalada Guriceel
Muqdisho (Halqaran.com) – wasaarada Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Gargaar deg deg u dirtay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo...
magaalada Guriceel oo Gacanta Ugashay Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamada dowlada federaalka iyo kuwa Galmudug oo la wareegay dhamaanba fariisimihii Ciidan ee ay ka dagaalamayeen xoogaga hubeysan ee Ahlusunna ee...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukun Ku Ridday Dad Ajaaniib ah oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun xabsi 5 sano ah ku riday maanta oo talaado ah Matt Bryden, oo ah agaasimaha guud...
Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo goordhow ka hadlay dagaalka Guriceel
Dhuusamareeb(Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa goordhaw ka hadlay Xaaladda Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo uu ka dhacay...
Bashiir Goobe oo maanta loo dhaariyey Xill Cusub
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiiru dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe ayaa Maanta lagu dhaariyey...
Maxaa ku soo kordhay Dagaalka ka socda Magaalada Guriceel ee ...
Guriceel (Halqaran.com) – Magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxaa maalinkii 2aad oo xiriir ah ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidammada dowladd Soomaaliya...







