Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
RW Xamse Cabdi Barre oo kormeeray xarunta dowladda Hoose ee Xamar
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar si uu...
Maxaa ka jir in 15 Tahriibayaal ah lagu gubay Xeeb ku...
Liibiya (Halqaran.com) – Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta dalka Liibiya in baaritaan sax ah lagu sameeyo dilka 15 muhaajiriin ah oo lagu gubay...
DF Soomaaliya oo Turkiga kala hadashay qorshayaal cusub oo hormarineed
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dawladda Turkiga ee Soomaaliya,...
Madaxweyne Xasan oo kala diray Golaha adeegga garsoorka & Guddiga la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray Golaha adeegga Garsoorka iyo Guddiga Madaxa-Bannaan ee la dagaallanka Musuqmaasuqa, kadib wareegto...
Ciidanka Liyuu Boolis oo howlgal ka dhan Al-Shabaab ka sameeyay Xudduudka...
Bakool (Halqaran.com) – Ciidanka xoogga gaarka ah ee dowlad Degaanka Soomaalida ee loo yaqaano Liyuu Boolis ayaa hawlgallo ka dhan ah Maleeshiyaadka Uurrka Al-Shabaab...
In ka badan 90 oo Itoobiyaan ah oo looga shakisan yahay...
Itoobiya (Halqaran.com) - Maamulka gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay qabteen 97 qof oo Itoobiyaan ah oo looga shakisan...







