Thursday, June 4, 2026
28.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Puntland: Maxaabiista burcad badeednimada ugu xiran Garoowe Xaq darro bay ku...

Garoowe (Halqaran.com) - Guddomiye Ku xigeenka kowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Abashir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari), ayaa Sabtida maanta kormeeray Taliska...
Weriye Ahmed Abdi

Meydka duqii magaalada Muqdisho oo Axadda berri la keenayo iyo Wararkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sida qorshaha uu ahaa meydka Yariisow ayaa Sabtidii maanta la keeni lahaa Magaaladda Muqdisho si aas qaran loogu sameeyo, waxaana garoonka...
Ahmed Mohamed

Shirkadda Air Uganda oo duullimaadyo toos ah ka billaabaysa Muqdisho iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkadda duullimaadyada Air Uganda ayaa sheegtay in ay duullimaadyo toos ah ka billaabeyso caasimadda Muqdisho dabayaaqada bishan. War qoraal ah oo ka...
Ahmed Mohamed

RW Xasan Cali Kheyre oo guddoomiyay Shirka Amniga ee Dhuusamareeb, Maxaase...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Kaddib markii amniga magaalada Dhuusamareeb ay la wareegeen ciidamo ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada lagu qabtay kulan looga...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyihii G/Banaadir ‘C/raxmaan Yariisow’ oo aas qaran loogu samaynayo Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta maagalada Muqdisho aas qaran ugu samaynaysa duqii magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow. Guddoomiyaha ayaa khamiistii ku geeriyooday...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo ugu dambeyn lagu wareejiyay Ammaanka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wareejinayaa amaanka Magaaladda Dhuusamareeb inta uu socda Shirka dib u heshiisiinta ee Maamulka Galmudug. Khilaaf ayaa...