Friday, June 5, 2026
26.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

XOG: Golaha Wasiirrada oo maanta xil ka qaadis iyo magacaabis ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka golaha wasiirrada oo Khamiistii maanta uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Waa kuma Guddoomiyaha Cusub ee uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed...
Ahmed Mohamed

Axmed Madoobe oo markii 3-aad loo doortay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland

Kismaayo (Halqaran.com) - Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta markii 3-aad loo doortay inuu hoggaamiyo Maamulka Jubbaland, ka dib markii uu helay...
Ahmed Mohamed

JABUUTI oo sheegtay in ay u tartameyso Kursiga Qaramada Midoobay ee...

Jabuuti (Halqaran.com) - Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in aysan wali isdhiibin inkasta oo natiijo shalay ay shaciyeen Midowga Afrika kursigaasi ku siiyeen dowladda Kenya. Jabuuti...
Ahmed Mohamed

Maxkamadda Sare ee Puntland oo Khamiista maanta markii 3-aad dhageysanaysa Kiiska...

Garoowe (Halqaran.com) - Maxkamadda sare ee maamulka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah ayaa markii 3-aad u fariisan doontaa dhegaysiga kiiskii kufsiga iyo dilka...
Ahmed Mohamed

Maxay Qaramada Midoobey ka tiri Shirka dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug? + (Ogow...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, James Swan  ayaa boggaadiyay dadaallada dib u heshiisiinta ah ee ka socda...