Sunday, May 31, 2026
26.1 C
Mogadishu

Maxkamadda Sare ee Puntland oo Khamiista maanta markii 3-aad dhageysanaysa Kiiska AUN Caasha Ilyaas

Garoowe (Halqaran.com) – Maxkamadda sare ee maamulka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah ayaa markii 3-aad u fariisan doontaa dhegaysiga kiiskii kufsiga iyo dilka AUN Caasha Ilyaas Aadan.

Wajiga Saddexaad ee dhegaysiga kiiskaan ayaa waxa uu noqon doonaa mid aad xasaasi u ah, kadib markii maxkamaddu horay u dhegaysatey eedaymaha xukumanayaasha, qareenada u doodaya iyo qiraal mid kamid ah sameeyey.

Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame oo ka mid ah saddex nin oo maxkamadaha darajada 1-aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal ay dil ugu xukumeen kiiskii Caasha Ilyaas Aadan ayaa maxkamadda sare ee Puntland ka hor qirtay inuu ku luglaa kiiskaan oo bilowgii sanadkaan ka dhacay magaalada Galkacyo.

Hoos ka daawo muuqaalka dhageysiga Kiiska AUN Caasho Ilyaas:

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...