Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO MUUQAAL: Haweeney Xabsiga ku dhex dhashay kaligeed xilli la soo...
https://youtu.be/oPsGxuDHyys
WAR CUSUB: Jubbaland oo xarig uga jawaabtay xarigii maanta loo geystay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa xarig uga jawaabay tallaabadii maanta lagu xiray Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), kaasoo ku xiran Garoonka...
DEG DEG: Jubaland oo Jawaab culus ka soo saartay go’aankii DFS...
Kismaayo (Halqaran.com) – War-saxaafadeed goor-dhow caawa ka soo baxay kulan ay yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Jubbaland ayaa laga soo saaray warsaxaafadeed ka hadlaya xaaladdihii...
DEG DEG: Golaha Wasiirrada Jubbaland oo kulan deg deg ah hadda...
Kismaayo (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada Jubbaland ayaa goordhow shir deg deg ah ku leh madaxtooyada magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka jubbaland.
Golaha ayaa...
XOG XASAASI: Maxaa ka ogtahay in Al-Shabaab ay Dowlad kale ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Markan kama hadleyno falalka ay geystaan ama sida ay u dhacaan, si kale hadaan u dhigno, qaabka loo qorsheeyo, waxaanse eegaynaa...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: ”Suuragal maaha in madaxweyne Biixi beeniyo...
Burco (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi oo la sheegay in uu la ogaa hadalkii Taliye Nuux Taani ee beesha garxajis ka caraysiiyay.
Xisbiga Waddani...







