Burco (Halqaran.com) –Â Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi oo la sheegay in uu la ogaa hadalkii Taliye Nuux Taani ee beesha garxajis ka caraysiiyay.
Xisbiga Waddani oo maanta ka hadlay arrintaasi, ayaa sheegaya, in aysan suuragal aheyn in madaxweyne Biixi uu beeniyo hadal uu markii hore uu faray Taliye Nuux Taani.
”Suuragal maaha in madaxweynuhu beeniyo hadalkii uu taliye Nuux Taani, waayo Afkiisa ayuu ku hadlay”, waxaa sidaa yidhi xisbiga waddani
Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka:
→DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:⇓
Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqrannews@gmail.com