Madaxweyne Muuse Biixi
Dhageyso Wareysi: Feysal Cal Waraabe ”Muuse Biixi kursiga si sharci darro...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhinin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Cafis u fididyay in ka badan 500...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay SL/XM/WM/222-953/112022, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada...
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay dadkii ay ka soo musaafuriyeen Laascaanood
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo ay kasoo musaafuriyeen Magaalada...
Madaxweynaha Somaliland oo Hargeysa ku qaabilay Wafdi ka socda Taiwan
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniintii maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Taiwan ku leeyahay Somaliland, gaar ahaan caasimada Hargeysa,...
DEG DEG + DAAWO VIDEO: Madaxweyne Muuse Biixi oo cabsi weyn...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxwaynaha Xukuumadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sabtidii maanta ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay dowladda federaalka...
XOG XASAASI: Miyuu Muuse Biixi oggolaan doonaa in Jabuuti lagu qabto...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa waxa uu saacadihii la soo dhaafay kulamo lahaa hogaamiyaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo...









