beenin
Madaxtooyada Soomaaliya oo si adag uga hadashay wararka sheegaya in Al-Shabaab...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib markii shalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim uu goob fagaaro ah ka sheegay in Al-Shabaab ay soo codsadeen...
Madaxtooyada Somaliya oo beenisay ‘in askartii loo qaaday Eritrea’ ay ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Talaadada maanta beenisay warar sanadkii hore soo baxay oo sheegaya in ciidankii tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ay...
RW ku-xigeenka dalka ‘Mahdi Guuleed’ oo si adag uga hadlay warar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in arrinta badda ay ka madax bannaan tahay soo celinta xiriirka...
Wasiirka Amniga ‘Xundubey’ oo beeniyay in la weeraray M/weynihii hore ee...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Amniga ee XF Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo Caawa Shir jaraa’id qabtay ayaa beeniyay in madaxweynihii hore ee dalka Xassan...
DF Somaliya oo beenisay ‘in dib loo fasaxay’ Jaadka Kenya
Muqdisho (Halqaran.com) - Xilli saacadihii la soo dhaafay aad loo hadal haayay in dowladda Soomaaliya ay dib u fasaxday jaadka Miirowga ee laga keeni...
Itoobiya oo beenisay in ciidamo Soomaali ah ka qeybqaateen dagaalka Tigray
Addis Ababa (Halqaran.com) - Dowladda Itoobiya ayaa waxay beenisay in ciidamo Soomaaliyeed ka qayb qaateen hawlgalka militari ee ka soconaya gobolka waqooyiga dalkaasi ku...








