Saturday, July 18, 2026
26 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Ciidamo ka socda AMISOM oo caawa la wareegay xarumaha...

Galgalduud (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya caawa magaalooyinka Guriceel, Dhuusamareeb iyo Galmudug ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan howlagka Midowga Afrika ee AMISOM...
Weriye Ahmed Abdi

TOP NEWS: Duqa Muqdisho ‘Finish’ oo ku dhawaaqay go’aan farxad geliyay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) oo si rasmi ah ula wareegay xilka...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: M/weyne Farmaajo oo Japan kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka...

Yokohama (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Jimcihi Maanta wada hadallo wax ku ool ah kula yeeshay Magaalada Yokohama...
Ahmed Mohamed

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Odayaasha Beesha Sacad Yoonis oo Shir...

Ceel-Afwayne (Halqaran.com) – Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Sacad Yoonis oo Shir jaraa’id deg-deg ah ku qabtay degmada Ceel-Afweyn ayaa ka hadlay arrimo badan oo...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Ma Ogtahay in madaxda DF Somaliya aysan ka qeybgelin...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa xalay si rasmi ah xilka...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Muxuu kala hadlay Wasiir arrimaha dibadda ee Somaliya markii...

Japan (Halqaran.com) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa Khamiistii shalay intii lagu guda-jiray kaltanka todobaad ee Shir...