Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Odayaasha Beesha Sacad Yoonis oo Shir jaraa’id oo Xasaasi ah ku qabtay Ceel-Afweyn, kuna hanjabay inay…

Ceel-Afwayne (Halqaran.com) – Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Sacad Yoonis oo Shir jaraa’id deg-deg ah ku qabtay degmada Ceel-Afweyn ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ugu horreyso dadkii lagu laayay degmadaasi, iyo qaababka uu dilkaasi u dhacay.

Haddaba, Hoos ka Daawo Muuqaalka Shirka jaraa’id oo arrimo xasaasi ah lagu sheegay, xaqiiqda ka jirta deegaanka Ceel-Afweyn.

DAAWO MUUQAALLO KALE , Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



TOP NEWS: Duqa Muqdisho ‘Finish’ oo ku dhawaaqay go’aan farxad geliyay Shacabka Muqdisho (Ogow Wax badan)!

SIR LA OGAADAY + DHAGEYSO: Yaa u fududeeya dhaqaalaha malaayiinka doolar ee Al-Shabaab ka soo gala Muqdisho & Ganacsatada!

DAAWO SAWIRRO: Ma Ogtahay in madaxda DF Somaliya aysan ka qeybgelin xil wareejinta Duqa Muqdisho +SABAB!

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...