Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Somaliya ‘’40 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in illaa 40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay, tiro kalana lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo...
Madaxweyne Xasan oo Dhagax-dhigay qaabka casriga ah ee loo dhisayo Villa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada Madaxtooyada ayaa dhagax...
Nin Soomaali ah oo lagu xiray Turkiga, kaddib markii uu jeex-jeexay...
Ankara (Halqaran.com) - Ciidamada Ammaanka dalka Turkiga ayaa xiray muwaadin Soomaaliyeed oo bartiisa Tiktok ku baahiyay muuqaalka, isaga oo jex-jeexaya lacagta Liirada ee dalkaasi,...
Golaha Wasiirrada ee XFS oo Ansixiyay Siyaasadda Jaangoynta Mushaarka & Darajooyinka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi...
Guddoomiyeyaasha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo ku kulmay Xadka labadaasi...
Hiiraan (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe, Axmed Mayre Makaraan, Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) oo ka...
Amiirkii Daacish, Abu al-Hassan al-Hashimi al-Qurayshi oo la dilay
Syria (Halqaran.com) - Ururka Daacish ayaa xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyahoodii Abu al-Hassan al-Hashimi al-Qurayshi.
Afhayeenka Daacish, Abu Umar al-Muhajir ayaa cod uu soo duubay...







