Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dhaawaca Duqa Muqdisho ‘Yariisow’ oo laga geeyay magaalada Doxa
Doxa (Halqaran.com) - Diyaarad militari oo laga leeyahay dalka Qatar ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka qaaday dhaawaca Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...
Sidee ugu suurta-gashay in Haweeney isku Qarxiso Xarunta gobolka Banaadir? Yaase...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed C/laahi Tuulax ayaa sheegay in haweeney ay isku qarxisay howlka shirarka Maamuka gobolka...
Dhaawaca guddoomiye Yariisow iyo saraakiil kale oo loo qaaday dalka Qadar
Muqdisho (Halqaran.com) - Dhaawaca 12 qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii labada ahaa ee ka dhacay isgoyka KM4 iyo xarunta maamulka...
Sacuudiga oo cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee Muqdisho
Jiddah (Halqaran.com) - War qoraal oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul loogu cambaareyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee...
Q.M iyo Midowga Afrika oo cambaareeyay weerarkii xarunta gobolka Banaadir ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James...
AKHRI MAGACYADA: Dad cusub hor leh oo ku dhintay qaraxii galabta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dhawr qof oo kale ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qaraxii galabta ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, kuwaa...







