Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Jubbada Hoose: Diyaaradaha Kenya oo Duqeyn ku dilay dad shacab ah
J/Hoose (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeeyeen tuulooyin hoostagga deegaanka Hooshingow ee Gobolka...
Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay Ansixintii Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble
Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweeyay tallaabada Xildhibaanada Golaha Shacabka codka kalsoonida ku siiyeen Ra’iisal Wasaaraha...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS oo maanta cod aqlabiyad leh ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Arbacada maanta ah cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka, Mudane Maxamed...
Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay guddoonka Labada Aqal ee BF Somalia...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxwaynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...
XOG: Wax badan ka ogow kulankii dhexmaray RW hore Xasan Cali...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharrax xilka madaxweynaha dalka, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha...
Soomaaliya oo shir guddoominaysa shirka 75-aad ee golaha guud ee Qaramada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiye ku-xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay, ahna danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay danjire Abuukar Cusmaan (Abuukar...







