Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Beesha Caalamka baaq deg deg ah ka soo saaray Shirka...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen, saaxibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa wuxu ku boorinaya Dowladda Federaalka iyo...
DF Somaliya oo Digniin culus ka soo saartay Fatahaadda Wabiga Shabeelle
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka XF Soomaaliya ayaa soo saartay digniin la xiriirta fatahaada xoogan oo Wabiga Shabelle laga cabsi qabo...
Ciidanka DANAB oo Al-Shabaab kala wareegay Deg. Kuntuwaarey
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Saraakiil...
Puntland oo war cusub ka soo saartay dagaal beeleed ka dhacay...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal beeleed khasaaro geystay oo saacadihii la soo...
Faah-faahin ku saabsan weeraro khasaaro geytay oo xalay ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Weeraro bambaanno ayaa xalay lagu qaaday ilaa ku dhowaad 10 xarumood oo ka tirsan Xarumaha degmooyinka Maamulka gobolka Banaadir, weeraradaas oo...
DF Soomaaliya oo sheegtay in Shirka Dhuusamareeb uu ku qabsoomayo waqtigiisa
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in Shirka Dhuusamareeb uu ku dhici doono waqtigii loogu talo-galay, iyadoo uu jiro walaac...







