Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Galmudug, Koonfur Galbeed & Hirshabelle oo soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Garoowe
Muqdisho (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Wadatashiga ee maamullada Puntland iyo...
Golaha Wasiirradda oo Ansixiyay Hab-raaca Hoggaanka Hubka & Rasaasta Ciidanka Xoogga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda xil gaarsiinta dalka, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen hab-raaca hoggaanka hubka iyo...
Dowladda Turkiga oo gaadiidka gaashaaman ku wareejisay DF Somaliya +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa Khamiistii maanta waxa ay dowladda Federalka Soomaaliya ku wareejisay gaadiid nooca Gaashaaman ah oo loogu talo galay Ciidamada...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalo khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Shabeellaha...
Baraawe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay ay ka kala dhaceen degmooyinka Baraawe...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo Xukun ku riday xubno ka tirsan DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Khamiista maanta ah xukun ku riday shaqsiyaad ka tirsan Wasaaradaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya, kuwaasi oo lagu helay...
Sarkaal Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed +(SAWIRRO)
Qansaxdheere (Halqaran.com) - Sarkaal la sheegay inuu ka goystay Ururka Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee Arbacadii lagu soo bandhigay Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay.
Saraakiisha...







