24.8 C
Mogadishu
Monday, January 20, 2025
Advertisment
Britain (Halqaran.com) – Waddanka Britain ayaa Isniinta maanta ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah. Xilka ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt. Ra’iisul wasaarihii hore Boris...
UK (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii Britain, Liz Truss ayaa ku dhawaaqday inay is casishay, ka dib maalmo fowda ah oo ay gashay xukuumaddii ay hoggaamineysay. Iyadoo ka hadleysay 10 Downing Street ayay sheegtay inaanay gudan karin waajibaadkii loo igmaday, isla-markana...
Moscow (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ka hadlay duqaymaha xoogan ee ka soo cusboonaaday magaalooyinka waaweyn ee dalka Ukraine. Ciidamada Cirka, Badda iyo Dhulka ee Ruushka ayaa shalay iyo maantaba duqaymo xoog leh ka gaystay magaalooyin ay...
Florida (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa dacwad ka gudbiyay telefishinka caalamiga ah ee CNN. Wuxuu ku eedeeyay CNN-ga inay wax u dhintay sumcaddiisa oo ay la barbardhigtay Adolf Hitler. Donald Trump ayaa codsaday magdhow gaaraya 475...
London (Halqaran.com) – Xoghayihii Arimaha Dibadda ee Britain Liz Truss ayaa noqon doonta ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, kadib markii ay ku guulaysatay codbixinta xisbigeeda Conservative-ka. Mary Elizabeth Truss waa 47 jir ku dhalatay Oxford, isla markaana wax ku baratay...
Canada (Halqaran.com) – Weerar toorey loo adeegsaday ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay dalka Canada, kaasi oo ay ku dhinteen illaa iyo 10 ruux, halka 15 kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee AP. Laamaha ammaanka...
Washington (Halqaran.com) - Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa ka heshay guriga Madaxweynihii hore ee Mareykanka,  Donald Trump dokumentiyo lagu calaamadiyay inay yihiin ‘sir qaran’ oo loo ogol yahay inay arki karaan oo keliya dad kooban, sida ku xusan qoraalkii ogolaanshaha...
Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa ballanqaaday taageero dheeri ah oo militari inay siin doonto Ukraine, si dowladda dalkaasi ay isaga caabiso duulaanka Ruushka. Hubkan oo isugu jira gantaalo, rasaas iyo saanad kale ayay Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka (Pentagon) ka soo...
Washington (Halqaran.com) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa Shiinaha ku eedeeyay inuu ku kacay masuuliyad darro, ka dib markii uu Shiinuhu sheegay inuu joojiyay wadiiqooyinka xiriirkii ay Beijing la laheyd Washington. Shiinaha oo aad uga carooday booqashadii Afhayeenka...
Kabul (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa sheegay in Hoggaamiyihii Ururka Al Qaacidda, Ayman al-zawahiri lagu dilay weerar dhinaca cirka oo ka dhacay Magaalada Kabul ee dalka Afghanistan Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay inuu bixiyay amarka Sabtidii lagu dilay Hoggaamiyihii Al Qaacidda,...
Korea (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in dalkiisa “diyaar u yahay inuu Nukliyeer isku difaaco” haddii mustaqbalka isku dhac militari uu dhexmaro ayaga iyo Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed. Washington iyo Seoul ayaa marar badan ka...
Taiwan (Halqaran.com) – Warar la isla dhexmaraya ayaa sheegaya, in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ku tegto Taiwan, arrintaas oo si weyn uga careysiisay Shiinaha, islamarkaana Mareykanka ku noqotay madax xanuun. Shiinaha ayaa ku...