
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Harada jaceylka ee Dubai
UAE (Halqaran.com) - Harada jaceylka, oo qaabka wadnaha oo kale loo sameeyay waxay dhacdaa saxara u dhow Dubai. Waana bartilmaameedka dalxiisayaasha oo lammaane badan...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti
Djibouti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada dalkaas, kadib markii uu helay 98.41% codadkii dadweynaha dadka...
Caruus u gacan qaaday sawir qaade u soo dhawaaday caruusaddiisa
India (Halqaran.com) - Sawirrada xafladaha aroosyada waxay noqdeen caado joogta ah. Halka sawir qaadayaasha ay isku howlaan sidii shaqadooda ay ugu qaban lahaayeen sida...
Lammaane isku guursaday biyo dhexdooda!
India (Halqaran.com) - Maalintii xafladda arooskooda ayay lammaanayaashaan sameeyeen arrin noqotay middii ugu horreysay ee ka dhacda waddanka India kaddib markii ay biyo hoos...
Arigii dugaagga u ekaaday!
Australia (Halqaran.com) - Idaha iyo ari-cadka ku nool dhulka qabow waxay aalaaba u baahanyihiin in laga diiro dhogorta iyo dufka tirada badan ee fuula...
Kenya oo Turkiga ka soo iibsaneysa gaadiid ay kula dagaalanto Al-Shabaab
Kenya (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa sidii Turkiga uga soo iibsan laheyd gawaarida Gaashaaman iyo gaadiid kale, si ay ugu adeegsato howlgallada ay...









