Saturday, May 30, 2026
27.6 C
Mogadishu

Arigii dugaagga u ekaaday!

Australia (Halqaran.com) – Idaha iyo ari-cadka ku nool dhulka qabow waxay aalaaba u baahanyihiin in laga diiro dhogorta iyo dufka tirada badan ee fuula sanadkiiba mar.

Haddii kale waxay noqonayaan sida ridaan oo kale taas oo in ka badan sanad aan laga jarin dhogorta.Culeyska dhogorta oo kaliya ayaa gaaray 35 kilogram.

Si kastaba, goortii loo qaaday xarun loogu tala-galay daryeelka iyo adeegga xoolaha waxaa laga riday dhogortii oo dhan. Waxaana ay dib u heshay muuqaalkii ay laheyd.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...