
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Majaajileystihii caanka ahaa Sooraan Ismaaciil Sugulle oo Burco ku geeriyooday
Burco (Halqaran.com) - Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Burco maanta ku geeriyooday majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle.
Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo jilaa...
Film sameeye caan ah una dhashay Iran ayaa waxaa dilay oo...
Iran (Halqaran.com) – Babak Khorramdin oo ahaa film sameeye u dhashay Iran ayaa la sheegay in ay dileen waalidkiisa dilkaas oo lagu sheegay “Dil...
Maleeshiyaad dad isku qoys ah ku dilay Balanballe
Galgaduud (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaray deegaanka Garasle ayaa sheegaya in 3 ruux oo mid ay tahay haween ay geeriyoodeen kadib markii koox...
Maxaa ka cusub shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka dalka?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, madaxda Dowlad-Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hir-Shabeelle iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maanta ka nasanaya shirka...
Sweden oo $9 milyan ugu deeqday Soomaaliya si arrimaha caafimaadka wax...
Sweden (Halqaran.com) – Safaaradda Sweden ee magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya ugu deeqday 75 milyan oo lacagtooda kronarka ah una dhiganta 9...
Dowlad xeelad yaab leh u adeegsatay qabashada weriye mucaarad ku ahaa!
Belarus (Halqaran.com) – Roman Protasevich oo ah weriye dibad joog ah una dhashay waddanka Belarus kaasoo si aad ah u dhaliila hoggaamiyaha dalkaas ayaa...









