
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka shirka looga hadlayo doorashooyinka
Kismaayo (Halqaran.com) - Iyada oo madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo khudbadii uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka uu ku cadeeyay in howlaha doorashooyinka iyo amnigeeda...
Mareykanka oo war kasoo saaray tallaabadii uu qaaday Farmaajo
Muqdisho (Halqaran.com) - Qoraal kooban oo ay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ku daabacday bogga ay Twitter ku leedahay ayay ku bogaadisay tallaabada ay qaadeen...
R/Wasaare Rooble oo sheegay inuu deg deg isugu yeeri doono madaxda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaare Rooble...
Nin gubay saldhig boolis oo lagu ganaaxay $12 Milyan!
Minneapolis (Halqaran.com) - Nin qirtay inuu gacan ka geystay dabkii la qabad siiyay saldhiga booliska magaalada Minneapolis intii lagu guda jiray mudaharaadkii dilkii George...
Rooble “Waxaan xoogga saarayaa hormarinta, abuuridda fursado shaqo iyo dhowridda xuquuqda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta shaqaalaha Adduunka awgeed oo ku...
Farmaajo oo maanta hor-tegaya xildhibaannada Golaha Shacabka
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulan deg deg ah, kaas oo dib loogu noqonayo go’aankii ay dhawaan ku sameysteen mudo...









