
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wadaad caan ahaa oo lagu dilay deegaan ka tirsan gobolka Mudug
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug waxay sheegayaan in saakay koox hubeysan ay dishay nin wadaad ah oo caan ka ahaa gobolkaas,...
DF Soomaaliya oo ka hadashay go’aanka ay Kenya ku joojisay duulimaadyadii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Gaadiidka Duulista Hawada XFS Duraan Faarax oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan garaneyn sababta keentay qoraalkii kasoo...
Dad badan oo ku dhintay weerar ka dhacay Falastiin
Palestine (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta Caafimaadka marinka GASA, ayaa sheegaya in dhimashadu mareyso 20 ruux, halka dhaawacuna gaarayo 822 qof, kuwaas oo u badan haween...
Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Uganda
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Kambaala ee Caasimadda dalka Uganda.
Madaxweynaha ayaa halkaas kaga...
DF oo Midowga Afrika ka dalbatay in la bedelo ergeygii ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in ergeygaan oo ahaa madaxweynihii hore ee Chana, dowladda Soomaaliya ku eedeysay in uusan dhexdhexaad...
Haweeney la xiray kaddib markii ay isticmaashay $1.2 milyan oo si...
Louisiana (Halqaran.com) - Haweeneydaan oo 33 jir ah ayaa la xiray kaddib markii ay isticmaashay lacag aad u farabadan taasoo si khaldan akoonkeeda loogu...









