
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
UPDATE: Khilaafkii ka taagnaa xil wareejinta G/Hiiraan oo la soo afjaray...
Baleweyne (Halqaran.com) - Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Carraale ayaa xilkii ku wareejiyay Guddoomiyaha cusub ee gobolkaas Cali Jeyte Cismaan, kaddib dedaal...
Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda dilal ka kala dhacay Muqdisho iyo Baledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) – Al-Shabaab ayaa durba sheegtay masuuliyadda dilka wiil dhaqtar ahaa oo xalay lagu toogtay Degmada Dharkeenley, xilli uu ku sugnaa goobtiisa ganacsiga...
UPDATE: Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo howlgal qorsheysan kula wareegay xarumaha maamulka...
Hiiraan (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan iyo Ciidan uu wato ayaa maanta hawlgal qorsheysan kula wareegay Xarumaha maamulka Gobolka Hiiraan, xilli...
Maxaa ka jira in Xubno si dhow ula shaqeynayay Sheekh Mukhtaar...
Baydhabo (Halqaran.com) – Sida wararka nagu soo gaarayo, waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu xiray, xubno si dhow loola xiriirinayo Sheekh Mukhtaar...
PUNTLAND oo u diyaar-garoobaysa la tacaalidda Cudurka Coronavirus (Covid-19)
Garowe (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ay bilowday qorshe lagu diyaarinayo Haamaha keydiya Oxygen-ta si loo helo Oxygen ku filan Puntland oo...
DHAGEYSO: Xildhibaan sheegay inuu fashilmay qorshe lagu dili rabay Sheekh Mukhtaar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris (Ganey) oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu fashilmay isku day la doonayay...









