
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Imaaraadka Carabta oo DF Somaliya ku wareejisay Qalab caafimaad oo loogu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Imaaraatka Carabka ayaa Diyaaraddii ugu horraysay ee sida Qalabka Caafimaad waxay soo gaarsiiyay Magaaladda Muqdisho.
Gargaarkan Caafimaad ayaa ah mid looga...
AKHRISO: Madasha Xisbiyada Qaran oo war ka soo saartay Xaaladda ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war ka soo saaray xaaladda adag ee ka dhalatay xanuunsidaha Coronavirus (Covid-19) ee ka jirta gudaha dalka.
Warka...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay qarax miino oo ka dhacay Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, gaar...
Madaxweyne Waare oo iskarantiilay, amrayna dhaqan-gelinta awaamiirta maamulka Hirshabelle
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleeka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay saameynta cudurka Coronavirus.
Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegaya, sheegay in...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo guddoomiye cusub u magacaabay Nugaal, kaddib markii...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddoomiyaha gobolka Nugaal, kadib markii Qarax ismiidaamin ah 29kii Bishii Maarso lagu...
Xildhibaan Mahad Salaad ‘‘Daryeel xumo ayuu Isbitaal Martiini ugu dhintay Wasiir...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay daryeel xumo inuu Isbitaalka Martiini ugu dhintay Wasiiru dowlihii Cadaaladda...









