
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Cumar Al-Bashiir oo mar kale ka soo muuqday maxkamad, eedeymihii loo...
Khartum (Halqaran.com) - Garsoore maxkamadeed ayaa maanta si rasmi ah labada dacwadood oo midi tahay heysasho lacago qalaad oo sharci darro ah iyo musuq...
DAAWO SAWIRRO: Banaanbax looga soo horjeedo go’aanka DFS oo weli ka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Bannaanbaxa oo saakay ka bilowday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa weli ka sii soconaya magaalada, iyadoo bannaanbuxu uu...
UPDATE: DF Soomaaliya oo Midowga Yurub la gashay heshiis mashruuc loogu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya iyo ururka Midowga Yurub ayaa maanta kala sixiixday heshiis ballaaran oo uu rurku ku maalgelinayo Soomaaliya
Hashiiskan oo labada...
KENYA oo soo saartay amar cusub oo saameynaya Soomaalida u socdaasha...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa soo saartay amar cusub oo ku saabsan socdaalka dadka Soomaaliyed ay ku tagayaan gudaha dalka Kenya.
Muwaadiniinta Soomaaliyed ayaa...
Maxaad ka ogtahay ballanqaadka uu taliyaha cusub ee booliska Soomaaliyeed u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Xijaar ayaa ballanqaaday in ay furi doonaan Waddooyinka xiran ee Caasimadda Muqdisho .
Taliye...
WAR CUSUB: Maxaa ka jira in imaaraadka uu hub si qarsoodi...
Garoowe (Halqaran.com) - Sida ay xog hoose ku haleyso warbaahinta Halqaran.com ayaa sheegaya, in maalmihii dambe uu khilaaf xoogan ka dhex taagan yahay dowlad...









