
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DHAGEYSO WAREYSI: Maxaa ka taqaanaa Taariikhda taliyaha dagaalka tooska u galay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Toddobaadkan waxaa xilka taliyennimada ciidamada dawladda federaalka ah ee Soomaaliya la wareegay Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo askarinnimada qortay 14 sano...
AKHRI: Maxay tahay arrinta xasaasiga ah ee shaqada looga eryay gabadha...
Washington (Halqaran.com) - Haweeneydii gacan yaraha khaaska ah u ahayd madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu khasbay inay shaqada iska casisho kadib markii, sida...
Universal Somali TV LIVE
Universal Somali TV LIVE (TOOS)
Haddii aad dooneysid in aad la xiriirto maamulka Halqaran.com, noogu soo dir farriintaada iyo qormooyinka intuba Emailka: halqarannews@gmail.com .
DEG DEG: Ciidamo ka socda AMISOM oo caawa la wareegay xarumaha...
Galgalduud (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya caawa magaalooyinka Guriceel, Dhuusamareeb iyo Galmudug ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan howlagka Midowga Afrika ee AMISOM...
Somali FM meets his Japanese counterpart in Yokohama
Somali Foreign Minister, Ahmed Issa Awad has held a meeting with Japanese counterpart, Tarō Kōno in Yokohama.
The two officials met on the sidelines of...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Odayaasha Beesha Sacad Yoonis oo Shir...
Ceel-Afwayne (Halqaran.com) – Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Sacad Yoonis oo Shir jaraa’id deg-deg ah ku qabtay degmada Ceel-Afweyn ayaa ka hadlay arrimo badan oo...








