Sunday, September 13, 2026
25.7 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Khilaafkii Hargeysa oo lagu kala adkaaday iyo guddiga doorashada oo maanta...

Hargeysa (Halqaran.com) - Aadan Xaaji Cali Axmed, guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta madaxweyne Muuse Biixi hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub ee Komishanka...
Ahmed Mohamed

PUNTLAND oo deg-deg guddi u magacowday waxyeeladii ka dhashay Roobabkii da’ay...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo Dowladdu ka yeelatay...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: ‘‘Dimuqraadiyaddii Somaliland ku faani-jirtay waxaad moodaa inay god madow...

Hargeysa (Halqaran.com) - Gudoomiyaha dalladda ay ku midoobeen ururada bulshada rayidka ah oo magacooda loo soo gaabiyo SONSA, Anwar Cabdiraxmaan Warsame oo maanta warbaahinta...
Ahmed Mohamed

Roob lagu diirsaday oo galabta ka da’ay Muqdisho iyo dhisme ku...

Muqdisho (Halqaran.com) –  Roob lagu qabowsaday ayaa galabta ka da'ay magaalada Muqdisho , iyadoo sidoo kalene shalay illaa xalay da,ayay roobkaasi, waxaana ka dhashay...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO + XASAASI: ‘‘Muuse Biixi wuxuu ku tumanayaa Sharciga &...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xiri Cali Xaaji Xasan, hoggaamiyaha xisbiga waddani ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku eedeeyay inuu ku tumanayo sharciga. Wuxuuna sheegay inaan qofka...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Xisbiyada Mucaaradka Wadani & UCID oo ka hor-yimid muddo...

Hargeysa (Halqaran.com) - Xisbiyadda Mucaaridka ah ee Wadani iyo UCID ayaa waxa ay si kulul uga hadlay muddo kordhintii Axaddii maanta Baarlamaanka Somaliland iyo...