
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
AU starts probe on death of ex-Somali diplomat in Mogadishu
African Union will part of the investigators probing the death of well-known activist killed in Mogadishu’s fortified Halane base this week.
In a statement, African...
Arag Sawirrada: Kismaayo oo lagu soo bandhigay waxyaabaha qarxay iyo raggii...
Kismaayo (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa ka hortagtay oo soo qabatay shabakad ka kamid ahayd Al-Shabaab oo dilal qorsheysan ka geystay...
DAAWO VIDEO: ‘‘Somaliland u dul-qaadan mayso cid walba oo soo faragelisa...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha golaha wakiillada ee Somaliland, Baashi Maxamed Faarax, ayaa si kulul uga hadlay khilaafka ka taagan Kommission-ka doorashooyinka cusub, isagoo sheegay...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay maareeyaha garoonka Kismaayo, Muxuu...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Arbacadii maanta la kulmay Maamulka Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee...
DAAWO VIDEO: Madasha Xisbiyada Qaran oo war deg-deg ah ka soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka Warbixiyey Kulankii isaga iyo Sheekh Shariif ay Madaxtooyadda Qaranka kula yeesheen...
President Farmajo to meet opposition figures on 2020 elections
Somali President, Mohamed Abdullahi Farmajo is scheduled to meet key leaders of the coalition of opposition political parties on Wednesday.
The meeting which will be...









