Sunday, September 13, 2026
25.7 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Golaha guurtida Somaliand oo muddo kordhin cusub loo sameeyay, maxaase Sababay?

  Hargeysa (Halqaran.com) - Golaha Guurtida ee Xukuumadda Somaliland oo Axaddii maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa muddo kordhin cusub u sameeyey golaha wakiillada...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Feysal Waraabe ”Muuse Biixi dib u baryi meyno, waayo...

Hargeysa (Halqaran.com) - Feysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa mar qura ka dhawaajiyay, in uu madaxa ka dhunkaday madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoona...
Ahmed Mohamed

UPDATE: JUBBALAND oo u hanjabtay mas’uuliyiinta maamulada degmooyinka ‘‘Ciddii DF Somaliya...

Kismaayo  (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa xil ka qaadis ugu hanjabay Mas’uliyiinta Maamulada Degmooyinka, haddii ay la shaqeeyaan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Maxamuud Sayid...
Ahmed Mohamed

AKHRI: Wasiir Oomaar oo muddo kooban loo qabtay inuu ku horyimaado...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI AH: Nabad sugidda Jubbaland oo Kashiftay inay jiraan ganacsato...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Jubbaland, Korneyl Khaalid Sheekh Cabdullaahi ayaa waxaa uu ka hadlay dhaqaale uu sheegay inay ganacsatada...
Ahmed Mohamed

2020 is “a pivotal year” for Somalia – Poll agency

Halima Ismail Ibrahim, chair of the National Independent Electoral Commission said the country’s clan-based power-sharing model was a temporary measure to support preparations towards...