Saturday, January 17, 2026
25.5 C
Mogadishu

AKHRI: Wasiir Oomaar oo muddo kooban loo qabtay inuu ku horyimaado Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar).

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Gudoomiyaha ayaa lagu sheegay in muddo 10-cisho Gudahood wasiirka ku hor yimaado Baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo ka dhigan 1-December.

10-xildhibaan ayuu guddoonka sheegay in ay dalbadeen In loo yeero wasiirka si su’aalo loogu weydiiyo xayiraadii diyaaradaha Kismaayo iyo cida bixisay amarki lagu hakiyay diyaaraddii qaadi laheyd Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif.

Halka hoose ka akhriso qoraalka ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha:

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...