Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: ‘‘Dimuqraadiyaddii Somaliland ku faani-jirtay waxaad moodaa inay god madow ku socoto‘‘ waxa yiri…

Hargeysa (Halqaran.com) – Gudoomiyaha dalladda ay ku midoobeen ururada bulshada rayidka ah oo magacooda loo soo gaabiyo SONSA, Anwar Cabdiraxmaan Warsame oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa si adag uga hadlay muddo kordhintii Axaddii shalay loo sameeyeen golaha wakiillada Somaliland.

Anwar Cabdiraxmaan Warsame ayaa sheegaya in nidaamkii dimuqraadiyada oo ay Somaliland ku faani jirtay in xilliga u muuqdo mid god mugdi ah ku dhacay.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka guddoomiyaha:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

WAR CUSUB: Soomaaliya oo dib ugu biirtay urur 28 sano ka maqneyd!

Khilaafkii Hargeysa oo lagu kala adkaaday iyo guddiga doorashada oo maanta la Dhaariyay +(VIDEO)

PUNTLAND oo deg-deg guddi u magacowday waxyeeladii ka dhashay Roobabkii da’ay gobollada

DAAWO VIDEO: ‘‘Dimuqraadiyaddii Somaliland ku faani-jirtay waxaad moodaa inay god madow ku socoto‘‘ waxa yiri…

Roob lagu diirsaday oo galabta ka da’ay Muqdisho iyo dhisme ku yaalla Boondheere dad ku dumay

Xilliga ay dhaceyso doorashada maamulka Galmudug oo la shaaciyay, Waa goormee?

Ahlu-Sunna oo baaq culus u dirtay DF Soomaaliya, ”Dowladda ha fuliso heshiisyadii aynu wada galnay”

Hitler haddii uu noolaan lahaa, shirkadda Facebook “xayeysiin bay u sameyn lahayd”

DAAWO VIDEO: Sheekh Umal ‘‘Muqdisho Cid gaar ah ma leh, Cuqdad ma qabo, waana cafiyay Sh. Soomow & kuwa la qalday”!


Xafiiska Wararka Halqaran.com

Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...