
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararkii ugu dambeeyay Weerarkii khasaaraha geystay ee lagu qaaday Bas ku...
Wajeer (Halqaran.com) - Dhowr qof ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen kaddib markii Koox looga shakiyay inay maleeshiyaadka Al-Shabaab yihiin ay weerar ku qaadeen...
UN extends Somalia anti-piracy operations to a year
The operation to fight against piracy in the Indian Ocean has been extended to one year, United Nations Security Council said,
UN Security Council has...
Nairobi Governor arrested in Voi hours after DPP issues order
Nairobi Governor Mike Sonko has been apprehended in Voi. This came hours after the DPP ordered his arrest.
During a press conference in Nairobi this...
Siyaasi CCW oo sheegay in DF Somaliya ay Xasan Daahir u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay bilowday qorshe lagu khaarijinaayo xubnaha Mucaaradka ku ah Dowladda, iyadoo la...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa looga hadlay kulankii Wasiir Cawad iyo Safiirka Emirate-ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa wuxuu maanta la kulmay Safiirka Emirate-ka Carabta ee u fadhiya dalka, Amb. Mohammed...
58 ruux oo ku dhimatay dooni ku degtay Mauritania
Mauritanien (Halqaran.com) - Ugu yaraan 58 qof ayaa geeriyootay kaddib markii dooni muhaajiriin siday ay ku degaty Badweynta Atlantic-ga ee Galbeed Afrika gaar ahaan meel...









