
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Dhibaato xooggan oo ka dhalatay AYAX ku degay deegaanno ka tirsan...
Togdheer (Halqaran.com) - Deegaano hoos yimada gobolka Togdheer ayaa waxa ku habsaday muddooyinkii u danbeeyay oo ay la ciirciiraysa ayax fara badan oo ku...
UPDATE + XOG: Puntland oo si kulul uga hadashay odayaashii lagu...
Boosaaso (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay hawlgalada ka soconaya Magaalada Boosaaso ee lagu xir xiraayo...
US Govt offers $5 million bounty on Al-Shabaab terror suspect
The US government has announced a $5 million bounty on the head of US citizen for information leading to his capture.
Jehad Serwan Mostafa, 37,...
Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Jabhadda Korneyl Caarre ku qaaday Ceerigaabo &...
Ceerigaabo (Halqaran.com) - Ciidamo Hubaysan oo ka tirsan Jabhadda uu hoggaamiyo Col. Caarre ayaa xalay weeraray saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ku leeyihiin magaalada Ceerigaabo.
Weerarkan...
DAAWO VIDEO: Maxaa ka jira in Somaliland ay degmada Taleex ku...
Taleex (Halqaran.com) – Somaliland ayaa waxa ay degmada Taleex ee Gobolka Sool, ku soo dhowaysay ku dhowaad 100 Askari oo ay sheegtay in ay kasoo Goosteen...
Safiirka Mareykanka ee Somaliya oo kulan xasaasi ah la yeeshay qaar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Yamamoto ayaa waxaa uu Magaalada Muqdisho uu weli ka wadaa kulamada uu la qaadanayo dhinacyada...









