
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweyne Farmaajo: ”Waxaan rabnaa in tallada ku soo celino gacanta dhallinyarada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay dhallinyaro ka socotay dalladaha iyo ururrada...
DAAWO SAWIRRO: HirShabeelle oo 200 Askari Tababar uga furtay magaalada Jowhar
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta tababar u furay in ka badan 200 askari oo ka mid noqonaya ciidanka...
XOG: Kenya oo amar cusub ka soo saartay diyaaradaha ka soo...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa soo saartay amar cusub oo ku socda diyaaradaha sida tooska uga baxa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo.
Amarkaan ayaa...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ‘Feysal Waraabe’ oo ka hadlay Xiisadda ka sii...
Hargeysa (Halqaran.com) - Muddooyinkan dambe waxaa Somaliland ka jiray muran siyaasadeed oo u dhexeeyay Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaradka, iyada oo guddi is xilqaamay uu...
Maxaa ka ogtahay Sababta taliyaha qeybta booliska Nugaal shaqada looga joojiyay?
Nugaal (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya, in shaqada laga joojiyay Taliyaha Qaybta Booliska Nugaal, kadib khilaaf isaga iyo Taliyaha Booliska...
An outbreak of diarrhea causes death in Bakol region
Seven children have succumbed to diarrhea in the past 48 hours in Ato division in the Bakol region of the Southwest state.
The deaths were...









