
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Maxaa ka jira in mid ka mid ah saxiixayaashii Galmudug laga...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Mid ka mid ah Odayaashii Dhaqanka ee saxiixay Galmudug ayaa waxaa laga saaray liiska Odayaasha Dhaqanka, ee lagu wado inay Magaalada...
USA: Guddi Ansixiyay qodobbada xil ka Xayuubinta madaxweyne Trump
Washington (Halqarna.com) - Guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay maamulaan dimoqraadiga ayaa maanta ansixiyey eedeymaha ku saabsan ku-xadgudubka awoodda iyo is-hortaagga...
Maxaad ka ogtahay heshiiska cusub ee Puntland iyo Imaaraadka Carabta ay...
Boosaaso (Halqaran.com) – Maamul goboleedka Puntland iyo Hay’adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadka ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqayneed oo oggolaanaya in Hay’adda Bisha...
UPDATE: Ciidamo ka tirsan Puntland oo lagu weeraray bartamaha Boosaaso &...
Boosaaso (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo xilligaasi marayay bartamaha magaalada Boosaaso, sida aynu wararka ku...
Muxuu RW Kheyre ka yiri Heshiiskii dhexmaray DF Somaliya iyo Ahlu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ).
Heshiiska oo...
Mareykanka oo si weyn u soo dhaweeyay heshiiska ay wada gaareen...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa si diirran u soo dhaweysay heshiiska u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Ahlu sunna.
War qoraal ah oo ka soo...









