
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Duqeyn khasaare geystay oo ka dhacday deegaano ka tirsan Jubbada dhexe...
Bu’aale (Halqaran.com) - Duqeyn diyaaradeed ayaa ka dhacday Gobolka Jubbada dhexe, waxaana duqeynta fuliyay dowladda Mareykanka.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dowladda Federalka Somaliya...
Madaxweynaha Jubbaland ”DF Somaliya waxay shaqadeeda ku soo arruurtay halkee dhisan...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa isniintii maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad goboleedka Jubbaland, kadib...
UPDATE: Ammaanka Dhuusamareeb oo caawa si aad ah loo adkeeyay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Caawa si aad ah loo adkeeyey ammaanka magaalada.
Ciidanka Booliska ayaa...
DAAWO SAWIRRO: Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo heshiis la saxiixday dhiggiisa...
Dooxa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Axaddii maanta Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar heshiis kula...
AKHRISO: Guddoomiyaha BF Soomaaliya ‘Mursal’ oo magacaabay guddi cusub (Maxay ahaayeen)?
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Axada maanta magacaabay guddi cusub oo ku aadan fatahaadaha uu Webiga Shabeelle ka sameeyay Gobolka Shabellaha Hoose,...
WAR DEG DEG: Qarax khasaare geystay oo caawa lagu weeraray Saldhiga...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa laba qarax oo is xig xiga lagu weeraray saldhiga bartamaha magaalada Gaalkacyo....









