Monday, August 3, 2026
24.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare oo goordhow la shaacinayo

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa Axadda maanta ah shaacinaysa natiijada imtixaanka dawliga ah ee dugsiyada sare. Imtixaanka dowladda...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Khasaaraha ka dhashay dagaalkii Bacaadweyne oo kordhay & Wararkii ugu…

Mudug (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug aya sheegaya, in uu sii kordhay khasaaraha ka dhashay dagaal Jimcihii shalay Ururka Al-Shabaab iyo...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo soo dhaweeyay in madaxda dowlad goboledyada la isugu keeno...

Muqdisho (Halqaran.com) – Safaaradda Mareykanka ee uu ku leeyahay  Soomaaliya ayaa ku boggaadisay Madaxtooyada Villa Soomaaliya inay si wadajir ah magaalada Muqdisho isugu keento...
Ahmed Mohamed

Sii-hayaha RW oo guddoomiyay Shir looga hadlayay soo saarista Shidaalka Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka waxaa ka qaybgalay sii-hayaha wasiirka batroolka iyo macdanta DF Soomaaliya Cabdirashid Maxamed Axmed, sii hayaha wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,...
Ahmed Mohamed

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Deg. Xamar Jajab

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Xamar Jajab, kadib markii...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku soo dhigay laba nin oo...

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Hawlgal gaar ah oo Sabtidii maanta ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...