Monday, August 3, 2026
24.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Baydhabo & Shir saddex-geesood ah oo halkaasi...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad goboleedka Koonfur...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ”Wasiir Goodax Barre waxba kalama socdo Waxbarashada dalka”

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa isa-soo-taraya walaaca iyo tabashada dad badan ay ka qabaan natiijadii imtixaankii fasalka 12aad ee dhaawaan ay faafisay wasaaradda waxbarashada ee...
Ahmed Mohamed

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika & dilalkii oo...

South Afrika (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in uu sii kordhay dilalka iyo dhibaatada ay la kulmaan dhallinyarada Soomaaliyeed...
Ahmed Mohamed

Update: Faah-faahin ku saabsan dagaalkii saaka ee Balcad iyo Wararkii ugu...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, weerar culus oo ay Al-Shabaab ku qaaday subixii Talaadada maanta ah degmada Balcad ee...
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle oo ku sii jeeda Baydhabo (Ogow Ujeedka)

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad gobleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa maanta ku sii jeedda Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed. Ladan mas’uul...
Ahmed Mohamed

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay xunbaha guddiga madaxa bannaan ee la dagaallanka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen sagaal (9) xubnood oo wasaaradda caddaaladdu...