
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Cabsi xooggan oo ka taagan inuu Wabiga ku fataho Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in saacadihii la soo dhaafay ay ka jirto magaaladaasi cabsi...
Axmed Madoobe ‘‘Markii la ogaaday in Aniga & Deni aynu tagayno...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe) oo goor-dhow khudbad ka jeediyay kulan uu la yeeshay guddiga joogtada ee Golaha...
Ciidamada Kumaandooska Danab oo gaaray deegaanka Shabeelow ee lagu dagaalamay
Mudug (Halqaran.com) - Ciidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliya qeybta 21-aad ayaa gaaray Deegaanka Shabeelow Ee Gobolka Mudug, halkaas oo dhawaan dadka deegaanku...
Wariyeyaal lagu xiray magaalada Garoowe, kaddib markii…
Garoowe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland, ayaa sheegaya, in agaasimaha Radio Daljir ahna ku-xigeenka Tifaftiraha Dahir Khadar...
Sii-hayaha RW dalka ‘Mahdi’ oo kulan la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Galmudug
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha xilka xalka Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dolwad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Update: Wararkii ugu dambeeyay toogasho ka dhacday Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamada Nabad suggida ayaa xalay waqti dambe magaalada Muqdisho ku toogtay nin ka mid ahaa Saddex ruux oo ku hawlanaa aasida...









