Sunday, August 2, 2026
26.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Update: Xilliga Codka kalsoonida loo qaadayo Golaha Wasiirrada cusub oo la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta berri oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 24.10.2020 inay...
Ahmed Mohamed

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Beled-Xaawo ee G/Gedo

Beled-Xaawo (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Gedo Cismaan Xaaji Macallin ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Beled-Xaawo Axmed Barre Sheekh. Waxaana xilkaas...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani ‘C/raxmaan Cirro’ oo laga helay Cudurka...

Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa la sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah...
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Saaxada Siyaasadda Somaliya loo furo...

Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa waxa ay kaga hadashay doorashooyinka ka hor arrimaha Siyaasadda dalka Soomaaliya. Iyadoo Soomaaliya ay isku diyaarineyso...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Weriye Cabdullaahi Kulmiye Caddow oo Xabsiga laga sii daayay

Muqdisho (Halqaran.com) – Weriye Cabdullaahi Kulmiye Caddow ayaa Khamiista maanta ah la sii daayay, kaddib 4 maalin oo uu ku xirnaa Xabsiga Godka Jilacow...
Ahmed Mohamed

Madaxda Puntland & Jubbaland oo soo gudbiyay xubnaha ku matalaya gudiga...

Garoowe (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada Puntland, iyo Jubbaland ayaa si rasmi ah u soo gudbiyay liiska Afar xubnood oo Puntland ku matalaya Xubnaha Guddiga...