Monday, August 3, 2026
26.2 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Tirada guud ee dadka uu haleelay Cudurka Coronavirus ee gudaha Soomaaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus (Covid-19)  ee Soomaaliya oo korortay, sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka ee...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo kulan la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya James...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee QM u...
Ahmed Mohamed

Fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani oo lagu xiray Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) – Warar caawa na soo gaaraya ayaa sheegaya, in Fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani lagu xiray Somaliland, kaddib markii uu maanta...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay guddoonka maxkamadda iyo...

Galmudug (Halqaran.com) – Munaasabad lagu dhaarinayay guddoomiyeyaasha Maxkamadda gobollada iyo ku-xigeennada xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug ee uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Qoorqoor ayaa Isniintii...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo Hargeysa ku qaabilay Wafdi ka socda Taiwan

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniintii maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Taiwan ku leeyahay Somaliland, gaar ahaan caasimada Hargeysa,...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan ganacsadihii caanka ahaa ee lagu dilay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya, dil maanta magaalada Kismaayo loogu geystay mid ka mid ah ganacsatada ugu caansan deegaannada Jubbaland gaar...