
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Update: Musharraxiinta xilka madaxweynaha oo baaq deg-deg ah u diray Puntland...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ay soo saareen musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii labaad shir uga socda Muqdisho ayaa waxay ku sheegeen baaritaan ay sameeyeen...
Ra’iisul Wasaaraha XF Somaliya ‘Rooble’ oo gaaray magaalada Baydhabo +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee...
Shirkii Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo maalintii labaad ka socda Muqdisho &...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalintii labaad ka socda mid ka mid ah hoteellada ku yaalla magaalada Muqdisho shirka Wadatashiga ee Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya....
Maxaa ka soo baxay kulankii Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Cabdikariin Guuleed?
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda kulamo siyaasadeed oo u dhaxeeya Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Dowladda, kulamadaas oo...
DHAGEYSO: Xasan Sheekh ‘‘Fahad Yaasiin wuxuu ka shaqeynayaa dumin Siyasadeed”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayay barnaamij dood wadaag su’aalo lagu weydiinayay ayaa weerar afka...
Shirkii Wadatashiga Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo war laga soo saaray
Muqdisho (Halqaran.com) – Shirka Wadatashiga ee Sabtidii maanta Caasimadda Muqdisho uga furmay Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii koowaad soo xirmay, warbaahintana la siiyay...









