Monday, August 3, 2026
25.6 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

UPDATE: Laacibkii caanka ahaa Diego Maradona oo geeriyooday

SPORT (Halqaran.com) - Xiddigii kubadda cagta ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa maanta geeriyooday kadib markii wadanaha uu istaagay, sida uu sheegay qareenkiisa. Maradona oo...
Ahmed Mohamed

Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo lagu dhawaaqay, kaddib markii…

Baydhabo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidamada qeybta 60aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Ciirow ayaa sheegay in deegaannada Koonfur galbeed ay ka billaadeen...
Ahmed Mohamed

Baarlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021-ka

Garoowe (Halqaran.com) - Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Puntland oo uu shir guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashid Yuusuf Jibril oo ay...
Ahmed Mohamed

Itoobiya oo digniin deg-deg ah u dirtay Beesha Caalamka

Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay iska dhaafaan faro galin kasta oo aan sharciga...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xaflad sagootin ah loogu sameeyay Baydhabo +(SAWIRO)

Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xaflad isugu jirtay casho sharaf iyo sagootin oo...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo kormeeray qeybta Lixdamaad & Dugsiga Tababarka Ciidanka ee...

Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybta lixdamaad ee Ciidanka Xoogga dalka iyo Dugsiga tababarka Ciidanka...