
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo doortay Shir guddoon (Maxaa cusub)!
Muqdisho (Halqaran.com) - Musharraxiinta xilka Madaxweynaha ee ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa guddoomiye u doortay Shariif Sheekh Axmed, Afhayeenka Guddiga ayaa loo doortay Ridwaan...
Nuxurka Khudbadda Ra’iisul Wasaare Rooble ka jeediyay Golaha Ammaanka
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Golaha Ammaanka, ayaa sheegay in howlaha doorashooyinku marayaan meel wanaagsan, guddiyadii...
AMISOM oo shaacisay inay ka qeyb qaadaneyso Amniga Doorashooyinka Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb Francisco Madeira ayaa warbixin ka siiyay Golaha Amaanka...
La taliyihii dhanka Amniga ee Madaxweynaha Puntland oo geeriyooday
Turkey (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto waxaa dalka Turkiga ku Geeriyooday General Khaliif Ciise Muddan oo ahaa siyaasi si weyn looga yaqaanay deegaannada dowlad...
Guddoomiye Mursal iyo Muudeey oo ku biiray Shirka u socda Musharraxiinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa caawa ku biireen Shirka...
Madaxweyne Farmaajo oo abaal mariyay shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib...









