Sunday, August 2, 2026
24.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu soo warramayaa in caawa qarax lagula eegtay bartamaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wararka...
Ahmed Mohamed

Kheyre”Haddii aan lagu heshiinin doorashada, waxay qatar gelin kartaa dowladnimada Somaliya”

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ahna musharax Madaxweyne oo Jimcihii maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa...
Ahmed Mohamed

Madaxa hay’adda WHO oo si adag u beeniyay eedeyn uga timid...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxa Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa beeniyay eedeymo uu u jeediyay taliyaha guud ee ciidamada Militeriga Itoobiya...
Ahmed Mohamed

Musharrax Madaxweyne Daahir Geelle oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Musharax Madaxweynaha Soomaaliya wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho, kaas...
Ahmed Mohamed

Beesha Caalamka oo war cusub ka soo saaray Doorashada Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday degaannada Hirshabeelle ee lagu doortay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle, Madaxweyne...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliya oo xilkii laga qaaday, laguna baddelay…

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud Abuubakar Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda...