Wednesday, July 29, 2026
26.6 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobolka Baay

Diinsoor (Halqaran.com) - Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay...
Ahmed Mohamed

Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed maanta guddoon doortay

Baydhabo (Halqaran.com) – Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa loo...
Ahmed Mohamed

Dagaal ka dhacay magaalada Beledweyne & Wararkii ugu dambeeyay

Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in Ciidamo taabacsan Generaal Abuukar Xuud iyo Ciidamada maamulka Hirshabelle...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay 8 xubnood oo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in deegaan ku yaalla duleedka Koonfureed ee Caasimadda Galmudug uu dagaal xooggan ku...
Ahmed Mohamed

Baarlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyay mooshin la xiriira …

Garoowe (Halqaran.com) – Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland ayaa Axadda maanta ah kulan ku yeeshay magaalada Garoowe, iyadoo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Wakiillada...
Ahmed Mohamed

Guddiga xallinta khilaafaadka doorashada oo doortay guddoomiye kumeel gaar ah

Muqdisho (Halqaran.com) - Kulankii ugu horreeyay oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xubnaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Heer Federaal 2020-2021  ayaa waxaa ay ku...