Saturday, September 19, 2026
25.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE +VIDEO: Wararkii ugu dambeeyay & Kororka ku yimid Cudurka Coronavirus...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 65 xaaladood oo COVID-19 ah,...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo la soo gaarsiiyay laba diyaaradood oo Ayaxa lagula...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa Khamiista maanta si rasmi ah ula wareegtay laba diyaaradood oo Helicopter ah, kuwaasi oo lagu buufin doono deeganada...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay taliyaha ciidanka Madaxtooyada Puntland

Garowe (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu magacaabay Taliyah Ciidanka Madaxtooyadda Puntland iyo ku-xigeenkiisa. Madaxweynaha Puntland,...
Ahmed Mohamed

Taliska Ciidanka Xoogga oo ka warbixiyay Howlgal lagu dilay Sarkaal Al-Shabaab...

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Howlgal ballaaran oo ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ka sameeyeen gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa lagu dilay lix xubnood oo mid...
Ahmed Mohamed

Deegaannada Puntland oo aad ugu sii faafaya Cudurka Coronavirus

Garowe (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa waxay diiwaangelisay xaalado kale oo ka dhashay xanuunsidaha Covid-19 ee uu keeno Coronavirus, kaasoo si muuqdo ugu faafaya...
Ahmed Mohamed

Gabadhii u dooneyd Khashoggi oo olole ugu jirta sidii loo hor...

Istanbul (Halqaran.com) - Gabadhii u dooneyd Jamal Khashoggi ayaa ugu baaqday taageerayaasha Newcastle in Maxamed Bin Salmaan ay ka horjoogsadaan in uu la wareego...