
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Israel oo qorsheynaysa 7 kun oo guri inay ka dhistaan Daanta...
Israel (Halqaran.com) - Wasiirka gaashaandhigga Israel ayaa soo saaray ogolaanshaha dhisme ee 7,000 oo ah guryo cusub oo laga dhisayo deegaan ku dhow magaalada...
Wasiir ka tirsan maamulka Hirshabelle oo Jowhar ku geeriyooday
Jowhar (Halqaran.com) - Wasiirkii Hub ka dhigista iyo Dhaqancelinta maleeshiyaadka Hirshabelle Axmed Cumar Gaabow, ayaa ku geeriyooday Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle.
Madaxweynaha Dowladda...
UPDATE + VIDEO: Tirada dadka uu soo ritay Coronavirus gudaha Somaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyraska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 38 xaalado...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo lacag ku shubtay sanduuqa garab istaaga...
Istanbul (Halqaran.com) - Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa Arbacada Maanta waxay sanduuqa garab istaaga Turkiga ee Madaxwayne Erdogan ku dhawaaqay ku shubtay lacag...
Taliye cusub oo loo magacaabay Saldhiga Deg. Dharkeenley, kaddib markii…
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyihii Ciidamada Booliska Saldhiga Degmada Dharkeenley ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo islamarkiiba loo magacaabay Sarkaal cusub.
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xilkaan...
UPDATE: Muxuu ka yiri taliska Amisom diyaaradda African Airways ee ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray diyaaraddii maalin ka hor, ay Ciidanka Militariga Itoobiya...









