Sunday, September 20, 2026
25.7 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Xildhibaan Beene Beene: “Muddo kororsi ayay wadaan, Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxtooyda‘‘

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamuud Beene Beene oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ahna guddoomiyaha guddiga Ganacsiga Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada iyo...
Ahmed Mohamed

Minneapolis: 4 Askari oo shaqadii laga eryay, kaddib dil loo geystay...

Minnneapolis (Halqaran.com) - Afar askari oo ka tirsan booliska magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa shaqada laga eryey, kaddib markii lagu arkay muuqaal laga...
Ahmed Mohamed

Kulankii maanta Xildhibaannada Somaliland ay ku yeesheen Muqdisho oo la dhaliilay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa dhaliil ka dhalatay natiijada kulankii Talaadada maanta ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaannada Somaliland ka soo jeeda ee ka tirsan...
Ahmed Mohamed

Hoos u dhac ku yimid tirada kiisaska Covid-19 ee Soomaoliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Talaadada maanta ah sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwan geliyay 22-kiis...
Ahmed Mohamed

Balcad: Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo Qarax lagu dilay

Muqdisho (Halqaran.com) - Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku dhimatay qarax Talaadada maanta ka dhacay duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe....
Ahmed Mohamed

Jubbaland oo dacwad ka gudbineyso Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya +(Sababta)

Kismaayo (Halqaran.com) - Jubbaland ayaa sheegtay in ay dacwad rasmi ah ka gudbinayso Madaxa Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna masuulka u sareeya ee...