
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Nabaddoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Khamiistii maanta Degmada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir dil loogu gaystay nin Nabadoon caan ahaa iyo askari ilaalo u ahaa, sida...
Qormo Xiiso Leh: Yuusuf Garaad: Xildhibaanow xusuusnow!
Qormo (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar, ayaa qoraal kaga hadlay wararka sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ka...
UPDATE + VIDEO: Tirada Xaaladaha Covid-19 ee dalka laga diiwaan-gelinayo oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - La taliyaha sare ee COVID19, Dr. Maxamed Maxamuud Cali (Fuje) ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegay in 24kii saac...
UPDATE: Waan-waan laga dhex wado madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa & Wararkii...
Garowe (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta dalladda ay ku mideysan yihiin ururrada Bulshada Rayidka ah ee Puntland ayaa dadaal ugu jira sidii ay u xallin lahaayeen...
Puntland oo la gaasiiyay qalab caafimaad oo looga hor-tagayo Coronavirus
Garowe (Halqaran.com) - Wasaaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta Mashruuca TIS+ ee Haay’ada USAID kala wareegtay qalab caafimaad oo loogu talagalay xarumaha karantiilka iyo dawaynta...
Maxaa ka soo baxay Shirkii Amniga Gaalkacyo ee u dhaxeeyay Puntland...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta magaalada Gaalkacyo kulan heer sare ah ku yeeshay laba wafdi oo ay kala hoggaaminayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug...









